Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 27 2008
Xildhibaan la Weeraray Gurigii uu ka Daganyahay Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 27 August 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa gurigiisa xalay weerar bam lagu qaaday, iyadoo dagaalkaas ay ku dhinteen laba ruux oo mid ka mid ah uu isagu dhalay, halka ruuxa kalena uu ahaa wiil ay daris ahaayeen.

 

Mudanaha gurigiisa la weeraray ayaa lagu Magacaabaa Maxamed Xuseen Raage, iyadoo weerarka oo ahaa bam gacanta laga tuuray ay xigtay rasaas aad u xoogan oo ay is dhaafsadeen ilaalada xildhibaanka iyo kooxaha weerarkan ka dambeeya.

 

"Weerarku wuxuu ahaa mid qorsheysan, waxaana ku dhintay wiil aan dhalay iyo wiil daris nala ah, waxaana ku dhaawacmay mid ka mid ah ilaaladeyda oo lagu daweynayo Isbitaalka Baydhabo" ayuu yiri Xildhibaan Raage.

 

Xildhibaanku wuxuu ka gaabsaday inuu ka hadlo cida ka dambeysa weerarka gurigiisa lagu soo qaaday, isagoo sheegay in xildhibaanada oo dhan ay ku jiraan khataro cusub oo soo wajahay.

 

Habeen hore ayay ahayd markii weeraro noocaan oo kale ah lagu qaaday guriga Xildhibaan Cismaan Caato iyo Guriga Xildhibaan Prof. Dalxa oo ah ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Somalia.

 

Sidoo kale waxaa weeraro bam maalmo ka hor lagu qaaday guryaha ay Baydhabo ka dagan yihiin xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalla iyo Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxuloow (Dhegdheer) kuwaasoo aan geysan wax khasaarooyin ah.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >